waxa ku dhaqan xeryaha qaxotiga ee dhadhaab dhalinyaro aad u farabadan ku waasi oo qarkood ku dhashay xeryaha dhadhab halka kuwa kalana lakeenay aygoo aad u yar
waxaa jira iskuulo aad u farabadan oo ay gacanta ku hayso hay’ada lagu magacaabo l. w f taa oo hay’ada U H C R u qaabilsan dhanka waxbarashada iskuuladaasi si bilaashka ah wax uga bartaan dhaliyarada somaliyeed ee ku nool xeryaha qaxootita ee dhadhaab.
sidoo kale waxaa jira dhalinyara ka xamasha suuqyada kuwasi qaabo kala duwan uga shaqeysto suuqyada ‘waxaa marraka qaar suqyada ad ku arkeysaa dhalinyaro dadka u caseynaya kabaha kuwasi oo marka ad weydiso sababaha ku qasbay in ay noqdaan kabacaseeye kuugu jawabaya In reerkodu ay yihiin dad iska danyar ah .
dhanka kale waxaa jira dhalinyaro dhameeyay waxbarashada dugsiga sare kuwasi oo anan halin wax shaqa ah marka laga reebo kuwo fara kutiris ah oo shaqo ka helay hay’adaha ka howlgala xeryaha dhadhab dhalinyaradani dhameeyay waxbarashada dugsiga sare ayaa in dhalintan dhibatadu halakeeyeen ka tir tirta.
sida ad wada ogtahiin wadan waliba waxaa dhisa da’yartisa oo micnaheedu tahay dhalintu waa laf dhabarka bulshada.
ka badan 12sano usoo adkeysanaaay waxbarashada .
isku soo duuboo dhibatooyinka haysta dhaliyarada soomaliyeed ee k u nool xeryaha qaxootiga dhadhaab ayaa waxa hormuud ka ah dowlad la’aanta iyo iska dabawareega ku habsaday wadanka soomalia 21kii sano ee ugu danbeeyay ilaa iminkana ma jirto dowlad rasmi ah oo.
Qadar xasan xiireey (Qadar fantastic)
xafiiska xeryaha dhadhaab.
You must be logged in to post a comment Login