Dhalinta Nabad-Doon Youth Alliance oo Seminaar soconaya mudo todobaad ah Nairobi kuqabteen

Filed under: Arimaha Bulshada,News in Somali |

Ururada dhalinyarada Somaliyeed aya waxa ey had iyo jeer  dhexda u xirteen sidii ey guulo iyo nabad muwaadiinta somaliyeed ugu soo dabaali lahaayeen. iyadoo eey fooda nagu soo heyso malinta 1da luulyo aya waxa Ururka Hormarinta Dhalinyada Nabad-Doon Youth Alliance eey simanaar
socanayay Mudo Todobaad ah ku qabtay Nomad Place  Hotel Magalaada Nairobi ee Xarinta Dalka Kenya.Siminaarkaasi oo ay Ka faa’iideesteen Ku dhawaad ilaa 25 Ruux  oo isugu jira gabdho iyo wilal,iyadoona looga hadlayay qodobo Muhiin u ah Bulshada Somaaliyeed Sida:-

1-Is dhexgalka Bulshada

2-Xiriirka Technologa

3-Wacyigelinta Bulshada

4-Qaabka Loo gudbiyo Fariimaha iyo  (Microphone Shock ) oo ah Cabsida
ka dhalata  In Laga hor hadlo dad farabadan

5-Ka doodida Qodobo Xasaasi ah Sida Tahriibka,Arrimaha
Haweenka,Maandooriyaha,Foodadada IWM. Ma ahan markii ugu horeysay eey ururkan bulshada u qabtaan hormar wax tar leh waxaana eey carabka kudhufteen masuuliyiintii halkaas ka soo qeebgalay in eey wadi doonaan dadaalka qof waliba muwaadin somaliyeedna laga rabo.

Xiritaanka Siminaarkaasi ayaa lagu soo bandhigay Suugaan
,Maajaajilo,Heeso ,Iyo Buraanburo ka tarjumayo Macaanka Nabadda,
iyadoona  uu halkaasi Gabay ka tarjumaya Nabada uu ka soo jeediyay
Abwaan Shuceyb Cabdi Nuur ,Gabaygaasi oo la magacbaxay “Markii Nabad
La heysto”

Ururka Nabadon ayaa ah urur ku Caanbaxay Hormarinta iyo Wacyigelinta Dhalinyarada
Soomaaliyeed,isagoo u qabta dhalinyarada Siminaaro Dood cilmiyeedyo iyo weliba
Shaqo Abuuris.

https://mail-attachment.googleusercontent.com/attachment/?ui=2&ik=ca576d3532&view=att&th=1382d0729da7773a&attid=0.1&disp=inline&realattid=f_h3x5vbve0&safe=1&zw&saduie=AG9B_P9NTw9naN_rYn4_y0o6uhoU&sadet=1340786417833&sads=DJNlNRfnthnamBPItEMGq1xiZ2c&sadssc=1https://mail-attachment.googleusercontent.com/attachment/?ui=2&ik=ca576d3532&view=att&th=1382d0729da7773a&attid=0.20&disp=inline&realattid=f_h3x5vbw919&safe=1&zw&saduie=AG9B_P9NTw9naN_rYn4_y0o6uhoU&sadet=1340786550179&sads=VDvwQSJck1VuNAfqIMmCbaqs_G8https://mail-attachment.googleusercontent.com/attachment/?ui=2&ik=ca576d3532&view=att&th=1382d0729da7773a&attid=0.10&disp=inline&realattid=f_h3x5vbvv9&safe=1&zw&saduie=AG9B_P9NTw9naN_rYn4_y0o6uhoU&sadet=1340786509028&sads=2cWrc-Ms2ocoPx3burtHxPcgebkhttps://mail-attachment.googleusercontent.com/attachment/?ui=2&ik=ca576d3532&view=att&th=1382d0729da7773a&attid=0.3&disp=inline&realattid=f_h3x5vbvm2&safe=1&zw&saduie=AG9B_P9NTw9naN_rYn4_y0o6uhoU&sadet=1340786441917&sads=-vLEubkK7k0vO8XHM6iKmDrzGFchttps://mail-attachment.googleusercontent.com/attachment/?ui=2&ik=ca576d3532&view=att&th=1382d0729da7773a&attid=0.7&disp=inline&realattid=f_h3x5vbvs6&safe=1&zw&saduie=AG9B_P9NTw9naN_rYn4_y0o6uhoU&sadet=1340786477444&sads=7mx0hIudFSM9j0V2aISsPzgBRYM

Feysal Caseer.

Nairobi-Kenya

Booqo Ardeyda Ardeyda Qaxootiga u istaagtay

You must be logged in to post a comment Login