madaxweyne ku xigeenka dalkani kenya iyo waziirka
gaashandhiga ahna kusimaha wazirka arimaha gudaha yuusuf xaaji ayaa manta soo
garay magalada garisa ee xarunta G. Waqooyi bari keyna
imaanshaha musuliyiintani ayaa waxa uu salka ku haya ka
dib markii dabley hubeysani weerar ku qaadeen 2abo kanisid oo kuyala magalada gaarisa waxana halkasi
dableydasi ay ku dileen dad tiradoodu ay gareyso 17 ruux halka werarkasi ay ku
dhaawacmeen dad tiradoodu ay ka badantahay 50 ruux .
madaxweyne ku xigeenka dalkani keyna kolonso musiyoka aya
waxa uu canbarey xogan dusha uga tuuray dadkii ka danbeeyay werarkani ay ku
dhinteen dadka adka u faraha badan waxa
uuna tilmamay in dadka keynanka ahi lookala qeybin karin kiristaan iyo muslim.
waa sida uu hadalka udhigaye isla markaana loo bahanyahay buu yiri in dadka
kenyanka’ahi gacmaha is qabsadaan oo ay meel uga soo wada jestaan dadka
amniga wax udhibaya isla markana kala
geynaya dadka kenyanka ah. madaxweyne kuxigeenka dalkani keyna ayaa waxa uu
halkaasi tacsi uga diray dhamaam dadka kenyaka gaar ahaan eheladii dadkoodu
halkasi ay ku dhinteen .
sido kale waxaa
gobtaasi ka hadlay waziirka gaashandhiga ahna kusimaha waziirka arimaha
gudaha yuusuf xaaji oo isaguna tilmamay in arintani ay tahay mid aad looga xumado isla markana diinta islaamka ay rali ka aheyn in lalaayo dad ku cibaadeysanaya kaniisad waxa una halkaasi tacsi uga diray eheladii dadkii halkaasi ku waxyeeloobay .
isku soo wada duuboo weerarkani ka dhacay magalada garisa
ayaa waxa uu kusoo begmaya xili cidamada
milatariga kenya ay kusuganyihiin ciida wadanka soomalia .wana weerarkii ugu
qasaaraha badna abid ka dhaca wadankani keyna
.
waxaa sido kale manta ciidamada DKMG SOMALIA IYO WALIBA
KUWA KEYNA EE KUSUGAN WADANKA SOMALIA ay ku guuleysteen in ay soo furtaan
shaqaalihii ushaqeynayay hay’ada magaceeda marka la soo gaabiyo loo yaqaano
n.r.c oo 29kii jun koxa hubeysani ay ka
afduubten xerada qaxootiga ee ‘IFO’2′
.
sargaal u hadlay ciidamada dalkani kenya ayaa waxaa uu
shegay in 4ta shaqalaha ay nabad qabaan
isla markana sacadaha soo socda loo gudbin dono magalada nairoobi .
Qadar xasan xiireey {fantastic}
www.dadaabcamps.com
xafiiska xeryaha dhadhaab.
You must be logged in to post a comment Login