Home » NGO Services » Maxad kal Socotaa Soo Jidashada Cilaanka Ee Indhaha Raga Dumarka Farahooda..?

 
 

Maxad kal Socotaa Soo Jidashada Cilaanka Ee Indhaha Raga Dumarka Farahooda..?

 

Wax badan aya alays Weydieyy Cilaanka wuxuu u taraa Dumarka Ama Ay Ku jecel yahiin,Niman badan ayaa waxay ka helaan haweenka cillaanka u saaran yahay,  waayo wuxuu dareemayaa ninka  gacan naageed inuu arkay, marka waxaa jira noocyo badan loo saarto cillaanka.qaab waxaa loogu saaraa aroosadda qaabna haweenka waaweyn ayaa u saarta, marka waxaa habboon haweeneydu inay saarato si ay u yeelato astaan naageed,.inta badan dumarka yurub ku nool oo Soomaalida ah way ka tageen cillaanka waxay ku saamooween haweenka caddaanka aan garanaynin sida cillaanka loo saarto.qaar baa u arkay inuu yahay dib u dhac, wadamada  si xoog loo adeegsado cillaanka waa  dalalka ….. India iyo Oman iyo UAE  iyo Somalia iyo Pakistan iyo dalal kale, cillaanka wuxuu ninka soo xusuusinayaa bisha malab.Laakina waxa uu qeyb ka yahay farxada haweenka waxana haweenayda Xiliga ay mar san tahay xilaanka Farxad lamid ah Marka Uu ninka Arkayo Faraha Haweenayd EeE Cilaan sarka.

 

No comments

Be the first one to leave a comment.

Post a Comment

You must be logged in to post a comment.

 
Copy Protected by Tech Tips's CopyProtect Wordpress Blogs.