Home » Entries posted by admin (Page 17)
Entries posted by admin

Isbitaalak magaalada garoowe ee xarunta maamul gobpleedka puntiland ayaa waxaa ka soconayo qaliimo lacagla’aan ah oo lagu sameynayo dad faruuran kuwaasi oo isugu jirio carruur ayo dad waayeel ah. Dadka qaliinka lagu suubinayo ayaa waxa ay aka kala yimaadeen gobolda puntiland,koonfurta iyo bartamaha soomaaliya iyo walibo deegaano katirsan ismaamulka soomaalida ee itoobiya Taqaatiirta qaliinaka lacagla’aanta [...]

Continue reading …

BACK TO SCHOOL

No Comment

Primary schools will be officially opened on 3rd JAN 2012 after a month of holiday It is school time again! You’re probably feeling excited and maybe a little sad the holiday is over. Some kids feel nervous or a little scared on the first day of school because of all the new things: new teachers, [...]

Continue reading …

DADAAB, Kenya, Dr. Beldina Gikundi’s daily prayer is that the handful of malnourished pregnant Somali women who go into labour that day at the Dadaab refugee complex do not have complications, which might require a caesarean section. Because Gikundi knows that Somali cultural beliefs mean that she and her staff at Hagadera Hospital will most [...]

Continue reading …

During sex bodily fluids come in contact with your sexual partner, which can result in the passage of a sexually transmitted disease. Some of the sexually transmitted diseases, like chlamydia and gonorrhea, can be treated with antibiotics. However, other sexually transmitted diseases cannot be cured and can result in genital warts and a breakdown in your [...]

Continue reading …

Tan iyo intii ay dilaacaday abaartii ku dhufatay inta badan wadamada geeska Africa ayaa waxaa isa sootarayey dhibaatada heysato caruurta ka soo jeedo qoysaska saboolka ah ee soo doorbiday nolosha xeryaha qaxootiyada dhadhaab Marka aad tagto goobaha lagu qaxweeyo fadhikudirirada iyo goobaha ay ku badanyihiin bulshada ayaa waxaa ay indhahaagu qabanayaan caruur da”doodu ay aad [...]

Continue reading …

Barkacayaashii  horay uga tagay magaalda mugdisho oo qaarkood bilaabay in ay ku soo laabtaan  mugdisho  iyo  duqa magaalda mugdisho oo kahadlay  xaalada deegaaneed ee barakacayaasha mugdisho.Waxaa markale  laga dareemayaa  maglaada mugdisho  gaar ahaan xeryaha ay ku jiraan barakacayaasha in   qaar katirsan qoysaskii  oo horay uga tagay magaalda mugdisho  ee gaaray goobahii ay horay uga soobarakaceen  [...]

Continue reading …

Qaraxyo is daba joog ah oo ka dhacay xerada xagardheere iyo xerada Ifo aya waxa eey sababeen in qaxootigii kusugnaa xerooyinka qaxootiga loo geysto Jirdil bini addanimada ka baxsan.Booliska kenya ayaa waxaa eey jirdil ka bilaaween kadib markuu qarax wax qasaaro geysan ka dhacay xerada IFO. sida eey wararka sheegayaa waxaa kaloo howlgal eey ku [...]

Continue reading …

xal ayaa loo helay!!!

No Comment

Wal walkii iyo walbahaarkii kataagnaa xerooyinka ayaa u muuqda kuwo xal loo helay.waxaa shalay galabtii laga dareemayay tubooyinka biyaha farxad iyo reen reen.Qoos walibana waxa uu ka cabayay tubadii hortii uu ka cabijiray.maraan wareysi la yeelaney Masuuliyiinta xerooyinka ayaa waxa eey inoo sheegeen in hey’adaha sama falka eey awood u yeelani waayeen in eey gaarsiyaan [...]

Continue reading …

Xerooyinka qaxootiga ee dhadhaab ayaa bilihii u dambeeyay sii galaya mugdi iyo walbahaar taasoo eey sababtay amaandarida ka taagan xerooyinka.waxaa malintii shalyto xeroyinka qaxootiga soo wajahday arinti ugu darneed oo ah in biyihii iyo rashiinkii aan laga helin xerooyinka taasoo eey la xariiriyeen hey’adahii samafalka qaraxiii ka dhacay xerada ifo iyo Hagadera.Waxaa la arkayay dadkii [...]

Continue reading …

Following the insecurity in the camps, there is no Aid agencies service in Hagadera Refugee Camp.No food distribution and no water. www.dadaabcamps.com team visited the blocks to know the feeling of the refugees. It is a black day for the communities in Hagadera so long they are lucking the essential needs(Water and Food) some families [...]

Continue reading …