Waxaa Magaalada Muqdisho gaar ahaan Degmada Wadajir maalintii shalay aheed ka dhacday dhacdo layaab leh dadkuna ay aad u hadal hayaan taa oo ah Aroosad saacado kadib arooskeeda umushay iyo Ninkii gabadha Umushay qabay oo isna Dalka ka dhooffay. Arooska labada lamaane ayaa Maalintii qamiista aheed waxa uu ka dhacay Degmada Wadajir iyadoona loo dhigay [...]
Guurka farxada iyo kalsonida badan ku dhisan waa himilada uu ku himiyo qof waliba oo guur doon ah sidaa darteed waa lagama maarmaan in dadaal dheeri ah ama door muhiim ah ay wada cayaraan labada qof ee nolasha ka dhaxeeyso lab iyo dhidigba, qormadan waxan kaga hadli doona siyabaha uu ninka xaskiisa kusoo jiidan karo [...]
Continue reading …Wacan oo wanaagsan dhamaan akhristayaasheena qiimaha iyo qaayaha inaga mudan , waxaan idin soo Gudbindoonaa haduu ilaah idmo maqaal aan ugu magacdarnay, (SIDEE ISU JECLEYSIIN KARTAA LAMAANAHAAGA?) aana kaga hadli doona Arimaha qoyska ama dadka isqaba iyo sida ugu haboon ee Ay Nolol wanaagsan iyo farxad u heli karaan, Waxaa waayahaan dabe kusoo badanaye bulshada [...]
Continue reading …ku:ruuxii dhibkeygiyo dhaawaceyga aan garan ka: miduu caashaq dhaansaday dhowr saniyi maalmaan kuu dhiibta gacantoo ku dhahaayay I dhabiib dhowr saniyo maalmaan nafta ay u dhiidhisay inuu cashqa sii dhicin dhaaxaan dhambaalada dhiig ku soo qoraayoo adna aadan dheehanin balse dhaawaceygiyo dheefta caashaqaan rabo rubadaada diidoo midkalaad u roortee caashaqii ku dheeshee balse waxaa xusuus mudan [...]
Continue reading …Gabar yar oo u dhalatay dalka Japan ayaa ssameeysay Sawiradan , waxaana ay ku sameysay Photo Shop, waana sawi ku cabsi galinaya marka aad fiiriso.
Continue reading …Dhamaan Bahda Saxaafada ee ka shaqa Gasha Xerooyinka Dhadhaab ayaa waxaa eey Hambalyo u dirayaa Caruuska iyo Caruusada Kala ah Liibaan Rashiid Mohamed iyo Marwadiisa Halimo Mohamud Siyaad. oo ku aqal gelaya malinta talaadada ah Xerada Qaxootiga ee Ifo. liibaan Rashiid oo Kamid ah Dhalinyarada sida aadka ah looga yaqaan Xerooyinka Qaxootiga kana soo Qabtay [...]
Continue reading …U Dirso Ruuxa Aad Jaceshahay Farin Qoral Kaan Aadka U Qiimaha Weyn Ubaxa Adigaan Kuu Sidaa Ee Aan Kuu Doree Ma Iga Gudomesaa Nafta Aan Ifka Ka Doortay Baa Tahee Ma Iaga Aqbalesaa In Nolol Wadaag Aanu Noqono Cidlada Iyo Kalinimada Waa Habaar Iyo Xanun In Aanu Ka Wada Baxno Gacan Ma Isku Sinaa Dad [...]
Continue reading …