Home » Archives by category » Jaceylka iyo Dhalinta Manta (Page 2)

Gaadaha habeenkii..kaligaa galgalashiyo..gadgadoonka dhaliso…adika iyo go,aaga hadba dhinac u guuroo…barkinta gabood iyo gaashan ka dhigata.. hadan guud halaaleey hadba gacan la saarayn… ileeyn gogashu wahel ma leh. Tixxtaasi khiimaha badan waxaa ka tirayay nolosha kalimida, ama iskaabalada Abwaan Maxamed Warasme Hadraawi, ma ahan awaanka oo kaliya nolosha kali nimada ruuxa ka hadlay balse waxaa jira [...]

Continue reading …

Nin u dhashay dalka Ciraaq oo lagu magacaabo Abdul Rahman Nayef al-Obeidi, oo 22 sano jir ah ayaa sameeyey mid ka mid ah sheekooyinkii ugu xiisaha badnaa oo ay si weyn saxaafadu u hadal hayso ka dib markii uu hal habeen la aqal galay laba haween oo mid ay isku da’a yihiin midna uu 5 [...]

Continue reading …

Ma ahan wax si sahlan loo tilmaami karo ama loo wada sheegi karo Faa’idooyinka guurka oo dhan, laakiin aan kusoo koobno dhowr qodob oo qof kasta umuuqda ama uu maskaxda ku hayo. 1– Guurka waa midka suura geliya in ay umaddu taranto, oo hadii uusan jiri lahayn masuura galeen faraca dadyagowga kala duwan. “Ilaahay Markuu [...]

Continue reading …

Waxaan ku dhashay degmada Wadajir ee magaaladda Muqdisho, waxaana kusoo barbaaray isla caasimadda, isla-markaana waxbarashadeeda ayaa waxaan kusoo qaatay iskuulka Wadajir ee magaaladda caasimadda ah ee Mudisho. Sidoo kale Hodan ayaa waxay ila degneed degmada Wadajir, waxaana ahayn laba ruux oo daris wadaag ah, balse waxaa inaga dhaxeeyay Jaceyl lagu diirsan karo iyo kalsooni balaaran [...]

Continue reading …

Waa qiso jaceyl oo ay sameeyeen nafta u huray sidii jaceylkooda u guuleysan lahaa , waa ay saameeyeen waa ay u dagaalameen sidii jaceylkooda u jiri lahaa , waa kan jaceylkooda aan isaga oo kale xiliyadaan la arag . Waxa uu u jecel yahay xad ka bax iyana jaceylkiisa ayay la dhiman rabtaa waxa ay [...]

Continue reading …

Qeybtii hore waxay inoo mareysay oday cali shirwac oo wiilkiisa kasugaya inuu sihuffan uga warbixiyo waxyaabihii ku dhaliyey inuu sidii qof waalan udhaqmo?. Ayaanle oo markan umuuqda inuu yara nastay caradiina ay ka degtay ayaa si ay  daganaashiyo kamuuqato hadalkiisii ugu billaabay ( hooyo iyo aabe ugu horreyn waxaan idinka codsanayaa inaad iga raalli noqotaan maxaa [...]

Continue reading …

Heesta Loogu Magac daray Jacda Kenya Lajoo ayaa waxaa aay qeyb ka aheed Dagaalkii Aay Fanka isku weedaarsadeen Labada fanaan ee Ikraan caare iyo Falis Tasoo oo aay hadal isugu soo toor  Tooren  heeso aay soo qadeen labada fanaan oo kala aha Ikraan caarle iyo Falis abdi. Ikraan oo soo qaaday hees Loogu Magac daray GAARSIIYA ayaa [...]

Continue reading …

GUURDONOW

No Comment

*FASHILKA KU YIMAADA GUURKA* mahad oo dhan Alle ayaa iska leh ee naga yeelay mujtamac muslimiin naxariis iyo nabad gelyo Allaha yeelo nabi muhamed dushiisa, eheladiisa iyo dhamaan inta wanaaga ku raacda kadib waxaan dhamaan umada somaliyeed leeyahay RAMADAAN KARIIM kadib waxaan halkaan jeclahay inaan halkan  ku qadaa dhigo qodob inta badan bulshada somaliyeed saameyn [...]

Continue reading …

Yuusuf wuxuu ahaa wiil ku noolaa Magaalada Kismaayo ee Dalka Soomaaliya, waxaayna u hayaameen isaga hooyadii la furay xiliyadii Dagaalada Sokeeye ee Soomaaliya Magaalada Garissa ee Dalka Kenya, oo asalkooda ka soo jeeday hooyadiis muddo badan iyo Taariikhdiisa Waxbarashada Yuusuf wuxuu ku soo qaatay Magaalada Garissa, wuxuuna markii ka dambe ku guursaday Magaalada Nairobi Gabar [...]

Continue reading …

Umada Soomaaliyeed kolkee dagaalkii sokeeye dalka Soomaaliya ka qarxay, Soomaalidu waxay usoo kala qaxeen dalalkii dariska la ahaa Wadanka Soomaalia iyagoo halkaasi ay ka doonayeen sida ay uga sii gudbi lahayeen dalalka shisheeye si ay ugu helaan nolol horumar leh . Dhalinyarada soo gaadhay dalalka deriska ah sida Kenya,Ethiopia iyo Yemen ee ahaa dhoof suge [...]

Continue reading …
Page 2 of 41234