Barnaamij si aad ah loo soo agaasimay kaa oo loogu magacdaray Peace Festval Nairobi ayaa markii ugu horeysay waxaa soo bandhigi doona dhalinta Waayaha Cusub oo ah koox si aad ah looga jecel yahay dalka Kenya iyo caalamka intiisa kale.Barnaamijkan oo dhawaan ka dhici doona bartamaha Magaalada Nairobi gaar ahaan xaafada si aadka ay u [...]
Continue reading …Naba“……Haba baran lahaayaa, Ha u bixin lahaayaa, Iminkoon besteey ahay, Baroor miyaa wax ii qaban….. ”… (luuqdii: Khadiijo Foodeey Nuur) Waxay ahayd goor maqrib ah oo ay isu diyaarineysey in ay aaddo golaha Internetka oo ay beryahaas si weyn ugu waalnayd. Waxay khadka MSN-ka kula ballansanayd wiil ay wada socdeen oo degganaa magaalada Minneapolis ee [...]
Continue reading …Fanaanada Ikraan Caraalle oo sameysatay Bog ay fankeeda kusoo bandhigto Fanaanada caanka ah ee ikraan caraalle ayaa waxeey kamid noqoneysaa fanaaniintii ugu horeeyay ee bog aay leeyihiin kusoo biiriyo aalada internetka, ikraan caraalle ayaa kamid ah fanaaniintii 21kii sano ee u danbeeyay sooshaac baxay. Boga cusub ee kusoo biiray aallada internetka ee ikraan caraalle ayaa [...]
Continue reading …Sanadku markuu ahaa 2010 bishii lixaad ilaa bishii sideedaad ayaa waxaa xarooyinka dadaab ee dalka Kenya laga qaaday 300 boqol oo qoys kuwaas oo dib u dajin looga sameeye dalka Sweden. Dadkan oo kunool daarfaha Sweden ayaa waxaa laga qaaday xarooyinka dadaab sida Ifo, Dagahley iyo Hagadera waxaana ladajiyay badankood waqooyiga Sweden mar aay ii [...]
Continue reading …After three years of severe drought and famine in the dadaab refugees camps, finally the long awaited rainy season started ealier today.the atmosphere was condesive and favourable to the residents. clouds finally covered all over the sky. the big drops of the rain were felt by the passers by. despite all this, the rain had [...]
Continue reading …It was at the mid of this year, 20011 when the ambassador of Somali to Kenya Mr.: Ali America lured refugee students (Secondary leavers) from Dadaab camps to attend overseas scholarship as a right of Somali citizen living in Kenya. Refugee students living at Dadaab refugee camps, Kenya are not exceptional and will be given [...]
Continue reading …