Xaflad balaadhan oo lagu xusayay sanad guuradii 1-aad ee kasoo wareegtay aasaaskii maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Khaatumo ( Khatumo State Of Somalia ) ayaa lagu qabtay xerada qaxoontiga Xagardheer. Xafladan oo ahayd mid si heersare ah loo soo agaasimay ayna soo qaban-qaabiyeen ururka dhalinyarada Khaatumo ee Xagardheer ayaa waxaa kasoo qayb galay dhamaanba qaybaha kala duwan [...]
Wacan oo wanaagsan dhamaan akhristayaasheena qiimaha iyo qaayaha inaga mudan , waxaan idin soo Gudbindoonaa haduu ilaah idmo maqaal aan ugu magacdarnay, (SIDEE ISU JECLEYSIIN KARTAA LAMAANAHAAGA?) aana kaga hadli doona Arimaha qoyska ama dadka isqaba iyo sida ugu haboon ee Ay Nolol wanaagsan iyo farxad u heli karaan, Waxaa waayahaan dabe kusoo badanaye bulshada [...]
Continue reading …Ciidamada danbi barista ee looyaqaano C.I.D ee Dalkani Kenya ayaa baaritaan ku haya gaari ay rumaysan yihiin inuu ahaa gaarigii loo adeegsaday weerarkii banbaano ee jimcihii ka dhacay afaafka hore ee misaajidka Al hidaaya ee xafada Islii ee magalada Nairobi. ciidamadan ayaa sidoo kale sheegeen in ay howlgal balaaran oo ay xaafada Islii ka fuliyeen [...]
Continue reading …Madaxwaynaha dalkani Kenya Mwai Kibaki ayaa uga digay dadka kenyanka ah ee ku dhaqan gobolka Xeebta inay marin habaabiyaan kooxda laxaaran temeeye ee MRC.maadaama ay u ol oleeynayaa in uu go guud ahaan gobolka xeebta, Dhinaca kale Madaxwaynaha ayaa ugu baaqay dadka ku dhaqan gobolka xeebta inay isdiiwaan galiyaan islamarkaana taasi ay tahay qaabka kali [...]
Continue reading …Tan iyo markii laga takhulasay Dowladii dhexe ee kacaanka ee madaxweynaha uu ka ahaa alle ha,u naxariistee mahamed Siyaad Barre waxa dalka somaliya ka dhacay dagaalo sokeeye oo aan dhamaad laheyn iyo dhibaatoyiin kala duwan, kuwas oo sababay barakac iyo dhibaato weyn oo ku habsatay Dhamaan shacabkii Somaliyeed oo u qaxay wadamada Caalamka siiba kuwa [...]
Continue reading …Xeraha Dhadhaab waxa ay hooy muhiim ah u tahay in ku dhow Nus milyan ruux oo ka kala yimid wadamo ka tirsan qaarada Madow ee AFRIKA, inkastoo ay u badan yihiin Soomaali kasoo carartay gudaha Soomaaliya. Xerooyinka ay ka kooban tahay Dhadhaab ayaa waxa ku nool dhalanyaro aad u farabadan, iyadoo dhalanyaradaas Soomaalida ah inta [...]
Continue reading …Waxaa si xoogan uga bilaabatay xeryaha dhadhaab oo ah xeryaha aduunka ugu wayn marka loo eego xeryaha kale ee qaxootiga ah ee caalamka kajiara diwaan gelinta qaxootiga taa oo hakad ku jirtay bilihii ugu dambeeyay. Hakadkii ku jiray diiwan gelinta qaxootiga cusub ee xerada dhadhaab soo gaaray ayaa waxa ay saamayn balaaran ku yeelatay dad [...]
Continue reading …Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa laga dareemayaa in ay gashey marxalad cusub oo ka duwan sidii hore. Magaalada ayaa waxaa ayaamihii u danbeeyey soo foodsaarey kuleyl aad u ba’an kaas oo dadka intooda badan ku celiyey guryahooda iyada oo dhanka kalena ay jiraan roobab ka da’aya gobolka. Dadka reer Kismaayo ayaa marka [...]
Continue reading …