Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirro muujinaya sida ay shacabku jimcahaan ugu damaashaadeen xeebta Liido oo maalin kasto oo jimce ah ay dad farabadan u damaashaad tagaan dadkaasi oo isaga kala yimaada degmooyinka gobolka Banaadir iyo deegaannada ku dhow waloow iyana dadka xeebta isugu yimid ay u badanyihiin qurbo joog.
Continue reading …Laascaanood:-Aradaddan qalinjabisay Oo tiradoodu oo ahayd 136″araday ee xaflada Loo sameeyay aradan ka baxaysa Markaska dacwada iyo hanuunita ee khadiija binti khuwayla” ayaa waxa ay tahay Difcadii lixaad ee kabaxda markaskan. Markasakan oo la aas aasay 2006. Aradadda haatan dhiagataa oo Tiradoodu Tahay 1226″araday waxa uuna mrkaskani ka kooban yahay laamo kaladuwan,Oo lagu Soo saaro [...]
Continue reading …Minisota:-Waxaan Halkan idinku soo gudbineynaa Kitaab si aad ah loo wada dhawrayay loona sugayay oo uu waqti badan galiyay Sheikh Maxamed Sh Cabdiraxman Kaariye oo ka mid ah culumada iyo ducaada degan dalka Mareykanka (Allaha Xifdiyee).Kitaabkan Cusub Waxaa uu sheikha oogu tala galay Bisha Ramadan ee fadliga badan waxaana uu u qoranyahay qaab su’aallo iyo [...]
Continue reading …Sida ay maanta qoreen War-geysyadda Caalamka qaar-kood gaar ahaan Jariidadda Al-Rayyah {الراية] ee Xarun-teedu tahay magaalada Doha ee dalka Qatar ayay boga hore waxa ay ku soo qoreen oo ay Cinwaan uga dhigeen “wiil sagaal sano jir ah oo kun Dollar ugu deeqay magaaladii uu ku dhashay oo Dhaqaalo xumo la ciir-ciireysa” Wiilkan yar oo [...]
Continue reading …“Waxa shirkadaha Dahabshiil Group, oo kala ah Xawaaladda, Somtel, Dahabshiil Bank iyo Ganacsiga, farxad u ah inay kagala qayb-qaadato Bisha Ramadaan ee Barakaysan ummadda Muslinka ah, gaar ahaan, dadka bukaan-jiifka ku ah cusbataallada dadweynaha (Public Hospitals) ku kala yaalla 20 magaalo, oo ay ku yaalliin xafiisyada u waaweyn ee shirkadda Dahabshiil, deeq xoolo nool ah [...]
Continue reading …Dibadbax ballaaran oo lagu xusayo 6-da Agost oo ah markii malleeshiyaadka shabaab laga saaray Muqdisho sanad ka hor ayaa maaanta ka socda Muqdisho. Kummannaan dadweyne ah oo ay horkacayaan kooxda Muusikada Baambeyda oo ka qeybqaadannaya dibadbaxaasi ayaa socod ku maraya waddooyinka waaweyn ee Muqdisho iyagoo ruxaya Calanka Jamhuuriyadda Soomaaliya isla markaanna wata boorar ay ku [...]
Continue reading …Waxaa isa soo taraya Qasaarihii ka dhashay dab xalay ka kacay Suuqa wayn ee xerada Qaxootiga ee Dhagaxleey kaa oo dadka ku ganacsatada suuqaasi ay tan iyo xalayto la daalaa dhacayeen baqtiijinta dabkaasi baaxada waynaa waxaana dabka uu soo gaaray ilaa iyo saakato mana aysan jirin haba yareetee cid gacan ka gaysatay in uu dabkaasi [...]
Continue reading …Waxaa sii kordhaysa qayla dhaanta xoogan ee kasoo yeeraysa cuuryaamiinta ku dhaqan xeryaha Dhadhaab kuwaa oo qaylo dhaantooda ay ku wajahantahay xaalado nololeed oo mudooyinkii ugu dambeeyay kusoo wajahy gudaha xeryahaani dhadhab ayadoona ay ugu baaqeen dadkaasi naafada ah in ay u baahanyihiin inta lagu gudo jiro bishaani barkasan ee ramadaan kaalmo kaladuwan maadaama ay [...]
Continue reading …Maxkamadaha Dalka Sacuudi Carabiya ayaa bilaabay dhowr bil ka hor inay kala furaan lamaanayaasha is Qaba ee kuwada nool Guriga haddii uu ninka caba Sigaarka uu leeyahay xaas Xaaskiisana ay soo Dacweyso oo ay dhibsato cabida Sigaarka Qaadi sare oo ka tirsan Maxkamada sare ee Dalka Sacuudiga laguna magacaabo Dr.Ibrahim Al-Khadiiri Ayaa u sheegay Wargeyska [...]
Continue reading …MSF is responding to increased cases of acute watery diarrhoea among children and adults in the southern-Somali city of Kismayo. We are admitting more patients every day. Kismayo is densely populated so there is risk that the disease will spread further within the community. A rapid test among a sample of ten patients indicated that [...]
Continue reading …