Kooxo Hubeysan ayaa xalay xaafada Xamar Jadiid ee degmada Wardhiigley ku dilay Sarkaal ka tirsan Ciidamada Nabadsugida qaranka, iyadoo dilka kadib howl galo laga sameeyay xaafadaas lagu qab qabtay dad fara badan. Dadka deegaanka ayaa sheegay in rag bastoolado ku hubeysan ay toogteen sarkaalkan xalay fiidkii, kadibna ay ka baxsadeen goobta. Ciidamada Nabadsugida ayaa dilka [...]
Continue reading …Dagaal xoogan ayaa saaka Ciidamada dowladda, Kenya iyo Al-Shabaab ku dhex maray deegaanka Kulbiyow ee Gobolka Jubada Hoose, iyadoo dagaalka muddo socday uu geystay qasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jira. Sida ay sheegayaan wararka dagaalkan ayaa yimid kadib markii dagaalyahano ka tirsan Shabaab ay weerar ku soo qaadeen fariisimo hareeraha deegaanka Kulbiyow ku lahaayeen Ciidamada [...]
Continue reading …Wararka naga soo gaaraaya dalka Koonfur Africa ayaa soo sheegaaya in ganacsade Soomaali ah si arxan darro ah loogu dilay magaalada Kaliija ee dalkaasi. Muwaadinka Soomaaliga ah oo lagu magcaabi jiray Liibaan ayaa waxaa si arxan darro ah u dilay nin South African ah kaasi oo qudha kaga jaray toorey ama mindi ilaa uu ka [...]
Continue reading …Wararkii ugu dambeeyay ee naga soogaaraya Degaanka Buulomareer ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxa ay soo sheegayaan in Xalay ilaa Saakay ay Al-Shabaab dhalinyaro badan ku xirxireen halkaasi. Qaar kamid ah dadka degaanka oo la hadlay dadabcamps.com ayaa waxa ay sheegeen in Al-Shabaab ay xir xireen ilaa dhalin yaro gaaraya 7 kuwaas oo ay sheegeen dadkaan [...]
Continue reading …Dhamaan Bahda Saxaafada ee ka shaqa Gasha Xerooyinka Dhadhaab ayaa waxaa eey Hambalyo u dirayaa Caruuska iyo Caruusada Kala ah Liibaan Rashiid Mohamed iyo Marwadiisa Halimo Mohamud Siyaad. oo ku aqal gelaya malinta talaadada ah Xerada Qaxootiga ee Ifo. liibaan Rashiid oo Kamid ah Dhalinyarada sida aadka ah looga yaqaan Xerooyinka Qaxootiga kana soo Qabtay [...]
Continue reading …Ehalada dad lagu laayay Gobalka Jubadda Hoose islamarkaana uu falkaasi geestay askari Kenyan ah ayaa canbaareeyay falka lagu laayay dadkooda. Suldaan Xuseen Xasan oo ehel la ah dadka la laayay isaga oo ku sugan Magaalada Kismaayo ee Gobalka Jubadda Hoose ayaa wuxuu usheegay in falkaasi uu ahaa mid naxdin leh. Wuxuu sheegay in falka lagu [...]
Continue reading …Afhayeenka Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee gobolada Jubbooyinka Max’ed Faarax oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa waxa uu faah faahin dheeraad ah ka bixiyay dagalada ka socda gobolkaasi oo muddooyinkan ahaa kuwa isdaba joog ah. Max’ed Faarax ayaa waxa uu sheegay in Al Shabaab ay jabeen sida uu hadalka u dhigay, islamarkaana ay iyagu wataan Ciidamo [...]
Continue reading …Wasaaradda Dakadaha, Gaadiidka, Cirka, Dhulka iyo Badda ee xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta siminaar soconayo mudo Sadax Bil ah u furtay ciidamada nabad galyada waadooyinka. Siminaarkan maanta loo furay qaar ka tirsan ciidamada nabad galyada wadooyinka ayaa waxa ay gaarayaan 20 askari kuwaas oo iskugu jiray Rag iyo Dumar waxaana ka qeyb galay furitaanka siminaarka mas’uuliyiinta [...]
Continue reading …Waa dhibaato iyo xanun iyo murugo hadii qeeb ka mid ah jir kaaga aad weyso tan iyo xiligii dalkeena hooyo ee soomaaliya uu ka dhacay bur burka sanadkii 1991kii waxaa ku habsaday shacabka somaliyed dhibaato badan midba midka kale waa ay ka sii xoogan tahay waa ay ka murago badan tahay. Gabar laguma magacaayo Farxiyo [...]
Continue reading …Iyadoo xilligan Magaalada Kismaayo wajaheysa culeesyo milateri oo kaga imaanaya ciidamada huwanta ee ku sugan deeganada u dhaw dhaw Magaalada Kismaayo ayaa shacabka reer Kismaayo waxa ay baaq ujeediyeen dhinacyada halkaasi isku haya. Mid kamid ah shacabka reer Kismaayo oo qadka tilifoonka kula xiriirtay ayaa wuxuu sheegay in hadii ay yihiin shacabka Kismaayo ay codsanayaan [...]
Continue reading …