Home » Archives by category » News in Somali (Page 4)

Dowlada Nigeria ayaa ciidami ugu horeysay usoo dirtay Soomaaliya kuwaasi oo dhawaan soo gaaray magaalada Muqdisho. Ciidamadani oo ah boolis ayaa noqday qeybti labaad ee ay Ururka Midowga Africa ugu talagaleen qeybteeda booliska ee ka qeybgalaya nabad ilaalinta dalka Soomaaliya, iyadoo qeybti koowaadna ay horay uga yimaadeen dalka Uganda. War kasoo baxay Midowga Africa ayaa [...]

Continue reading …

Munaasabada balaaran oo si heer sara ah loo soo agaasimay lagu taageero doorashada madaxweynaha jamhuuriyada fedraalka soomaaliya Mudane Hasan Sheikh Mahamud ayaa habeenimadii xalay lagu qabtay Hotel  New Palm Tree ee magalada Mombasa ee xarunta gobalka xeebta taasoo ay soo qaban qaabiyeen Ururka midowga dhalinyarada soomaaliyed marka magacooda lasoo gaabiyo loo yaqaano S.Y.U ee ku [...]

Continue reading …

Hay’ada International Rescue Committee (IRC} oo gacanta ku haysa caafimaadka Xerada Xagardheer ayaa shaaca kaqaaday inuu dilaacay xanuunka Daacuun Caloolaha {Cholera}. saraakiisha caafimaadka ee ka howlgala cusbitaalka guud ee xerada xagardheer ayaa shaaciyay in tiro dad ah lagu arkay xanuunka Daacuun caloolaha,kuwaas oo shalay ilaa xalay losoo seexiyay cusbitaalka. howl wadeenada caafimaadka xeryaha qaxoontiga ayaa [...]

Continue reading …

waxa Hada Uu dab Qasaare Kala Duwan Geystey ka Socda Magaalada Kismaanyo ee xarunta Gobolka jubada Hoose Kaasi Oo Warar Kala duwan ay ka Soo Baxayaan. Wararka aan laxaqiijin Waxay Sheegayaan In uu dabkani ka Dhacay markii Gantaal laga Soo Tuuray Markan Dagaal oo ku Sugan Ceebta Magalada kismaanyo Uu Soo tuuray. Wuxuu sheegay goobjoogaha [...]

Continue reading …

Axad, September 16, 2012 (DDB) — Wufuud ay ka mid yihiin madaxweynaha dalka Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya ee aan weli la dhaarin, Haile Mariam Desaleng, ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Turkiga, Baker Buzdag iyo madaxweyne ku xigeenka Suudaan, Maxamed Cismaan Daaha ayaa soo gaaray Muqdisho, kuwaasoo ka qayb-galaya munaasabadda caleemo-saarka loo [...]

Continue reading …

Talaado, September 11, 2012 (Dadaab) — Qaramada Midoobay, Marekanka iyo Midowga Afrika ayaa si isku mid ah u soo dhaweeyay doorashada madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyagoo ku tilmaamay doorashadiisa tallaabo horay loo qaaday. Ergayga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha arrimaha Soomaaliya, danjire Augustine Mahiga ayaa sheegay [...]

Continue reading …

Iyadoo ay saakay Muqdisho ka dhacayso doorashada Madaxwaynaha Soomaliya ayaa Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya  saaka ku qul qulaya garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, si halkaas looga qaado Basas geeya Xarunta School Polizio, halkaasoo wado dhex marta Garoonkii Diyaaradaha ilaa Afisyooni ay tagto. Garoonka diyaaradaha ayaa waxaa goor dhow ku soo Aruuray Xildhibaano, Wariyeyaal iyo [...]

Continue reading …

ayadoo ay aas aasan yihiin xeryahaani dhadhaab tan iyo markii ay dagaalada ka bilaawdeen dalka soomaaliya sanadka markuu ku ahaa 1991kii  islamarkaana ay haatan gaabad u yihiin xeryahaani in kabadan 5OOO oo muwaadiniin soomaaliyeed ah kuwaa oo dhamaantoodba ka soo baxsaday colaada dalka ka oogantay horaantii sagaashameeyadii islamarkaana ilaa iyo hada marba waji cusub sii [...]

Continue reading …

Boqolaal dadweyne ah ayaa maanta isugu soo baxay gudaha xerooyinka Qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya gaar ahaan xerada Xagardheere., Dadkan aadka ubadan ee isku soo baxay ayaa taageerayay Musharaxa madaxweynaha Soomaaliya ahna Ra’isul Wasaarihii hore Dr Maxamed C/lahi Maxamed Farmaajo. Banaanbaxayaa   sha ayaa socod ku maray wadooyinka Xagardheer iyagoo wata sawirada Musharaxa. Sidoo kale [...]

Continue reading …

Gudiga doorashada madaxweynaha ayaa shaaca ka qaaday qaar kamid ah sharuudaha laga doonayo qofka noqonaya musharaxa madaxweynaha. Doorashada madaxweynaha oo dhacaysa 10-ka bisha maanta bilowga ah ayaa waxaa musharaxiinta laga doonayaa in ay buuxiyaan sharuudo aad ubadan. Maalinta Isniinta ah ee taariikhda ay ku beegan tahay 3-da Bisha ayaa ay bilaabanaysaa qabashada araajida musharaxiinta madaxweynaha, [...]

Continue reading …