Home » Archives by category » DIINI

OGEYSIIS!!!!! Somaliyeey toosoo, toosoo isku tiirsadayeey!!!

Fadlan ku soo dira lacagta idinkoo isticmaalaya xawaaladaha kala duwan, London hadii aad joogtid ha tagin Dahabshiil Walaalayaal gabdho iyo wiilal waxaan jeclahay inaan idin ogaysiiyo inaan bilaabayo dhaqale uruurin aan u samaynayo walaalkeen Abdi Ahmed oo lagu dilay South Africa.  Runtiina inta diyaarka u ah in eey wax u taraan caruurta iyo reerka uu [...]

Waxaa Sanadihii ugu dambeyay xerooyinka Qaxootiga dhadhaab kusoo badanayay Gabdho iyo wiilal somaliyeed oo guurdoon uso gaara Qaarada africa. Dhalinta qurbaha ka yimaada ayaa waxa ey badanaba fursad raqiis ah ku helaan gayaankooda o eey guursani lahaayeen taa oo u fududeysay dhaqalaha ama dhan dhanaanka eey kala yimaadan dalalka yurubta. waxaana ey si fudud ku [...]

Continue reading …

A Bosnian Muslim pilgrim who left last December on pilgrimage to Makkah by foot told AFP on Monday that he has arrived after passing through seven countries including war-torn Syria. “I arrived Saturday in Makkah. I am not tired, these are the best days of my life,” Senad Hadzic, 47, said when reached by phone [...]

Continue reading …

Awooda Rabi ayeey wax waliba ku ahaadaan. Isaga keli ayaana waxa waliba bixiya kaana qaadi kara. Waxey eheed isla bishaan gudaheeda markii hooyo kamid ah barakacayaasha Somaliyeed ee kusugan Caasimada Muqdisho eey ku umushay halkaasi afar caruur oo Gabdha ah walow mid ka mid ah caruurtaasi eey ka geeriyootay. Dhanka kale xerooyinka dhadhaab ayaa waxa [...]

Continue reading …

The controversial film “Innocence of Muslims,” which portrays the prophet Muhammad as a child molester, has outraged Muslims worldwide. But offensive passages were dubbed in after filming, and the crew says the producer lied about his objectives. The now-notorious movie essentially claims Muhammad was a fraud, portraying Islam’s holiest figure as a womanizer who approved [...]

Continue reading …

Dhamaan Bahda Dhadhaabcamps.com waxa eey hawada u marineysaan dhamaan muslimiinta Salaan kalgaceyl xambaarsan waxaana eey leyihiin Ciid mubaarak wantum bilqeyr. Taqabalalaahu minaa wa minkum. Nala daawada Qaar ka mid ah Sawirda aan manta ka qaadnay Garoomada Ciida lagu tukanayay ee Xerooyinka Dhadhaab.

Continue reading …

waxa siweyn manta nlooga dabaal degayaa aduunka dacaladiisa iyo dhamaan musliminta ah 1-da maalinta ciida fidriga. Waxa Ka mid Meelaha Maanta Sida Weyn looga ciiday Guud ahaan Dalka soomaaliya waxana Ayka Dhaceen Dabaal degyada Iyo Saladaha Ciida Magalooyinka Muqdisho.Bosaso,Laascaanood,Galkacayo, garoowe,Buuhoodle. Wax sidoo kale salaada Ciida Siweyn looga Tukadey Magalada Nairobin ee caasimada dalka Kenya,Iyadoona Saalada [...]

Continue reading …

Ma ahan wax si sahlan loo tilmaami karo ama loo wada sheegi karo Faa’idooyinka guurka oo dhan, laakiin aan kusoo koobno dhowr qodob oo qof kasta umuuqda ama uu maskaxda ku hayo. 1– Guurka waa midka suura geliya in ay umaddu taranto, oo hadii uusan jiri lahayn masuura galeen faraca dadyagowga kala duwan. “Ilaahay Markuu [...]

Continue reading …

Munaasabad si heer sare loo soo agaasimay oo ay ka soo qeybgaleen intabadan macalimiinta Dugsi qur’aanada Magalada Qardho,waalidiin,Culama’udiin ayaa lagu qabtay Masjidka Cumar Binkhadaab ee Magalada Qardho,waxaana maanta abaalmarino la siiyey ardaydii kaalmaha ka gashay Tartankii Qur’aan akhriska ee muddo todobaad ah ka socday Magaalada Qardho. Tartankaan oo ka mid ah tartamada sanadwalbo loo qabto [...]

Continue reading …

GUURDONOW

No Comment

*FASHILKA KU YIMAADA GUURKA* mahad oo dhan Alle ayaa iska leh ee naga yeelay mujtamac muslimiin naxariis iyo nabad gelyo Allaha yeelo nabi muhamed dushiisa, eheladiisa iyo dhamaan inta wanaaga ku raacda kadib waxaan dhamaan umada somaliyeed leeyahay RAMADAAN KARIIM kadib waxaan halkaan jeclahay inaan halkan  ku qadaa dhigo qodob inta badan bulshada somaliyeed saameyn [...]

Continue reading …
Page 1 of 212