Home » Archives by category » Sheekooyin (Page 3)

Bahda shabakada Dadaabcamps.com ayaa waxaa eey kuu heysaa sir la soo ogaaday taasoo ku anfici doonta hadaaad tahay wiil guurdoon ah.   Kas’naageed Kada’loob Rag kaga Dambeeyay,kii aad ogeed ma ahan.  Ogsonow maahmaahdu ma ahan hadal caadi ah ee waa asalka fahanka iyo Qibrada Qabiirada Somaaliyed. “Kas’naageed kada’loob Rag kaaga dambeeyay kiisii ma ahan” Madooneysaa [...]

Continue reading …

waxaan ahay gabar somaliyeed, da’deydu waa 21  jir, waxaan la sheekeystaa wiil jira  25.waxaanu wiilkaa wada sheekeysanaa mudo ah labo sano,xiriirkeyna ma xuma, waxaan had iyo jeer isku weheshanaa sida hooyo iyo ubadkeeda.Telefonadeenu iskama daalaan had iyo jeer wan isla xariirnaa Qalbigana ismaba iloowo sheyga koowaad uu xuso waa Cabsida Rabi mida labaadna waa qofka aan [...]

Continue reading …

An introduction, or a reminder if you prefer, of who’s who in this year’s winner line-up for the Nobel Prizes, 2011, across all categories. Regionally the prize that created the biggest stir in the climate of Arab Spring and the fight for woman’s rights was nabbed by Arabia’s very own Chammpion of Peace, journalist Tawakkul [...]

Continue reading …

Deeqo waxa ay aheyd gabar waalid la’aan soo kordhay hooyadeed & aabaheed iyada oo yar ayaa ay geeriyoodeen waxayna la soo kortay walaalkeed oo kaalin ka soo qaatay koriinkeeda, Deeqo waxay ka mid aheyd dhalintii iskuulada aanan dhameysan oo ay dagaalada sokeeye ka qaribeen heerkoodii waxbarasho. Deeeqo dagaaladii sokeeye markii uu dhacay ayaa uu walaalkeed [...]

Continue reading …

Mahad oo dhan waxaa iska leh Allah ee naga yeelay dad islam ah naxaris iyo nabad ha ahaato nabigena dushisa ehelkisa iyo asxaabtisa. Kadib waxan halkan ku qaada dhigi doona oo an ugu talagalnay akhristayashena qimaha leh tilmaamaha xaska wanagsan oo noqon mid anfac lamaanaha is calmaday iyo kuwa kale ee is raba hada. Inta [...]

Continue reading …

1:MAAN WADA TUUGSANO. Nin tuugsade ah ayaa habeen habeenada ka mid ah wuxuu soo maray rag gurigooda ku cawaynaya, markaasuu ku yiri “Magana alle” waxay ku yiraahdeen “allah ha ina siiyo” markaasu yiri “Xataa jab muufo ah oo qalayl ah maad isiisqaan” markaasay yiraahdeen “ma haysano” markaasu yiri ” Xooga har haraa ahna maa isiisaan” [...]

Continue reading …

SHEEKO TAXANE AH……………………………………………………………..     Sheekadan waa mid ka mid ah dhacdooyinka waayaha dhaxe kuwa ugu dhadhanka macaanaa iyo dhageysigeeda waxa ay ka dhacday sheekaday magaaladaNairobiee dalkaKenya  taariikh markay ahayd  bishii afareed ee 1994. Waa goor casra ah jawigu waa mid dagan waxaa da’aya roob aan sidaa u badnayn wata saxansaxo qaboow oo xambaarsan dabayl [...]

Continue reading …

 Although many Muslims may right now be in failing marriages and on a fast track to divorce and its terrible consequences, there are many ways to put their marriage back on the right track if the husband and wife are sincere in their desire to reconcile. The following principles can be used by Muslims whose [...]

Continue reading …

 HORDHAC Maxaa dayr cad geel hallaaboo Dib jiray uu cunay dugaagooa Ninkii lahaa daydayaa Maxay dantu ciishay wiiloo Dulqaad iyo deeq lahaayoo Dadkuna doqon moodayaan Adigoo degganaa abaar Mar baa dirir kuu da’ayoo Daruuruhu kuu curtaan oo Xareed ku dabbaalataa Ha dilin hana iga dagaalin Diirkaa iigu yaallee ax! Wadnaha damqashada ka daa. Horaa loo [...]

Continue reading …
Page 3 of 3123